KUSOO DHAWOOW
DALAGBILA
Iskaashatada DALAGBILA waxay meteshaa dadaalka beeraleyda deegaanka
Baardheere si loo helo cunno asaasiga oo ku filan, dhaqaale kobcin, iyo
mustaqbal waara oo ku saleysan isku tashi
“Dalag wadajir lagu beero, miro barwaaqo lagu goosto.”
“Dalagbila waa iskaashato rumeysan oraahda: Dalag wadajir lagu beero, miro barwaaqo lagu goosto – taasoo saldhig u ah dhammaan waxqabadkeeda.”






















Xubnaha Iskaashatada Xubnuhu waxay leeyihiin khibrad dhanka beeraha iyo beerashada ah, qaarkoodna waxay leeyihiin xirfado gaar ah oo la xiriira diyaarinta dhulka iyo nafaqayntiisa, waraabka, maamulka beeraha, iyo suuqgeynta
0
Awoodda Dhulka iyo Kheyraadka
- Wadarta dhulka la hayo: 1011 hektar
Nooca dhulka: Waraab ah wabiga ah - Habka waraabka: Wabiga Jubba ayaa ah isha waraabka iyada oo la
adeegsanayo matooro biyaha wabiga ka soo taara, tuubooyin iyo kanaalo
furan
