Gudoomiyaha iskaashatada oo booqasho howleed ku tegey beerta iskaashatada

Maanta waxaa booqasho hawleed ku tegay beerta Iskaashatada Dalagbila guddoomiyaha iskaashatada iyo xubno kale oo ka tirsan hoggaanka iskaashatada. Booqashadan ayaa ku soo beegantay xilli ay ka socotay hawl ballaaran geed-qaadis, taas oo qayb ka ah qorshaha u diyaar garoowga xili beereedka deyrta oo fooda nagu soo haya. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa si dhow u…