Xaflad Lagu Soo Bandhigay Bariiska Baardheere – oo Noqday Tijaabo Guulaysatay
Baardheere, 16 Agoosto 2025 – Magaalada Baardheere ayaa shalay martigelisay munaasabad taariikhi ah oo lagu soo bandhigay bariiska baardheere oo noqdey tijaabo guulaysatay, Xafladda oo ka dhacday Ristoranti Shantaraal ayaa ahayd mid taariikhi ah oo ay xusuusan doonaan bulshada deegaanka, iyadoo markii ugu horreysay lagu qadeeyey bariis si buuxda uga soo go’ay beeraha Baardheere. Munaasabadda…